Skip to main content
You are not logged in. (Log in)
Title

+252612922227/+252612922228 / 855541

AK






ArdayKaal

ArdayKaal waa barnaamij waxbarasho oo ku salaysan manhajka dugsiyada dalka, kaas oo ay ku dhanyihiin agabka waxbarashada ee ardaygu  u baahanyahay. ArdayKaal wuxuu si gaar ah kaga caawinayaa ardayga diyaarinta imtaxaanada iyo inuu kaalin sare ka galo imtixaanadiisa.

ArdayKaal waxaa ku jira casharo si kooban loo soo diyaariyay oo qoraal, muuqaalba leh iyo macallimiin heegan ah oo ardaygu weydiin karo wixii ku adkaado.

ArdayKaal wuxuu ardayga ka qaadayaa imtixaano tijaabo ah oo u sahlaya inuu si qotodheer u fahmo maadadaas.

  1. Home

New courses

Muraajacada
Muraajacada
ReadMore
Sigma
Sigma
ReadMore
ICT
ICT
ReadMore
Tarbiyo
Tarbiyo
ReadMore
English
English
ReadMore
Soomaali
Soomaali
ReadMore
Arabic
Arabic
ReadMore
History
History
ReadMore

Home
klass

ArdayKaal waa barnaamij waxbaris casri ah oo ay ku idilyihiin dhammaan agabkii waxbarashada ee arday u baahnaa. Waxaa ku jira casharo si kooban loo soo diyaariyay oo qoraal iyo muuqaalba leh. ArdayKaal wuxuu ardayga ka qaadayaa imtixaano tijaabo ah oo u sahlaya inuu si qotodheer u fahmo maadadaas.

Contact us

1st Floor, Kobac Tower, Near Pizza House, Hodon District, Mogadishu

Phone : +252612922227/+252612922228 / 855541

E-mail : ardaykaal1@gmail.com

Get Social

Copyright © 2020 - Developed by ArdayKaal.com. Powered by EdTech Somalia